Faallo; Burburkii dawladdii dhexe ka dib, Soomaaliya waxay soo martay marxalado adag, laakiin waxaa jira guulo la taaban karo oo dhanka dawlad-dhiska ah oo la…
wargeys.com
Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane, Maxamed Shire ayaa la kulmay Wakiilka FAO ee Soomaaliya, Mudane Etienne Peterschmitt. Kulanka ayaa…
Muqdisho-(SONNA)-Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa bogaadiyay tallaabada uu Golaha Shacabka ku ansixiyay heshiiska Aagga…
Muqdisho(SONNA)-:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, oo maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 5-aad ee Nabadda iyo Horumarka Afrika oo lagu…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula qaatay wasiirka Wasaaradda…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa goobjog ka noqday heshiis ay si rasmi ah u wada saxiixeen Agaasimaha…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Idiris Cusmaan Xaaji, ayaa maanta daahfuray tababar ku saabsan Hannaanka Diyaarinta Miisaaniyadda (Budget Formulation Process) oo loo qabtay howlwadeenada Wasaaradda…
Kinshaasa.(SONNA):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalla Tanzania iyo Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) Mudane Ilyaas Cali Xasan, ayaa maanta tegay magaalada Kinshasa…
Muqdisho,(SONNA):- Xafiiska Amniga Qaranka oo kaashanaya Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar soconaya muddo labo cisho ah ugu qabtay saraakiil ka…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shaaciyay in gobolka Banaadir iska diiwaan galiyeen codbixiyaal gaaraya 923,220 oo qof, kuwaas oo diyaar u…

