Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa daah-furay shir muhiim ah oo looga hadlaayay xoojinta doorka haweenka ee howlaha gargaarka bini’aadannimada ee…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Odaawa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidamada Hawlgallada Gaarka ah ee Bariga Africa ee Dowladda Mareykanka (JSOTF -EA) ayaa…
Buurhakaba (SONNA) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray garoonka diyaaradaha degmada…
Aljeer (SONNA) – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Axmed Aadan Geesood, ayaa kulan kula yeeshay Wasiirka Ganacsiga Gudaha iyo Kormeerka…
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Adeegyada Saadka ee…
Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed, General Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan sagootin ah u sameeyay saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno ka tirsan…
Accra(SONNA):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee XFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax oo uu wehlinayo Agaasimaha Waaxda Tamarta Eng. Cabdifitaax Abshir Ibraahim, ayaa safar…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Muqdisho qado sharaf ugu sameeyay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya,…
Dublin(SONNA):-Xoghayaha Guud ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, Mudane Maxamed Caddow, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 16-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Kormeerka Caafimaadka (IAMRA) oo…
Muqdisho(SONNA):-Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa taariikhda ku galay garsoorihii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo loo doorto tartanka koobka adduunka ee FIFA. Waxa uu ka mid…

