Muqdisho(SONNA):-Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa wadajirka ah ee afaraad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha…
wargeys.com
Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagey xarunta Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), halkaas…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka iyo Guddiga la socod Dastuurka ee Baarlamaanka oo maalintii 2-aad soo bandhigaya soojeedinta Wax-kabeddelka cutubyada 5-aad ilaa 9-aad ee…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS Mudane Bashiir Maxamed Jaamac ayaa ka qeybgalay shirka heerka sare ee Wasiirrada Maaliyadda Cimilada ee COP30, isaga oo…
Muqdisho,(SONNNA):- Howlgal qorsheysan oo Ciidamada Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan ururka Galayr ay caawa ka fuliyeen aagga deegaanka Ceelahelay ee gobolka Galgaduud ayaa lagu weeraray goob…
(SONNA):-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa booqasho ku tagay Xarunta Cilmibaarista iyo Daraasaadka Maqaasid. Waxaa halkaasi…
Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Qeybta 43-aad iyo Kumaandooska Danab ayaa howlgallo qorsheysan ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno hoos taga degmada Jamaame ee…
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir, Dr. Cabdirisaaq Shariif Cali,…
Muqdisho(SONNA);- Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo muhiim ah oo ku wajahan hirgelinta doorashooyin qof iyo cod ah, iyadoo si rasmi ah looga bilaabay bixinta kaararka codbixinta…
Muqdisho.SONNA…1. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Algiers kulan miradhal ah kula yeeshay Madaxweynaha Algeria Cabdulmajiid Tabuun. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta Safaaradda…

