Baku,(SONNA):- Wafdiga ka socda Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo uu hoggaaminayay Wasiir Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa booqasho shaqo oo rasmi ah ku tegay magaalada Baku…
wargeys.com
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo mas’uuliyiin kale, ayaa…
Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay hoggaanka bulshada rayidka ah, kuwaas oo ay ka wada…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeyb galay kulan casho sharaf ah oo Magaaladda Muqdisho…
TACSI:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi…
Qunsulka Guud ee Dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya Mudane Cabdi Wali Xirsi Cabdulle ayaa kulamo muhiim ah la-yeeshay dhiggiisa dalalka…
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee XFS Cali Ifiye Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray mashruuc loogu talagalay horumarinta kaabayaasha dhaqaale…
Muqdisho(SONNA):- Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Senatoro…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hay’adaha gargaarka iyo ururrada samafalka ee ka hawlgala gudaha dalka…
Dooxa(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Madasha Dooxa ee lagaga arrinsanayo…

