Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Ururrada Siyaasadda gudoonsiiyey shahaadooyinka Murashaxiinta u tartamaya Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir. Shahaadooyinka la guddoonsiiyey Ururrada ayaa ah…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas oo ku jira heegan buuxa…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Dowlad-goboleedka Galmudug, isaga…
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda, Mudane Maxamed Aadan Macallin (Soomaali), ayaa si rasmi ah u furay Madasha 3aad ee Amniga Saaybarka Qaranka, isaga oo carrabka…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta kaarka codbixinta ka qaadatay Degmada Shingaani ee Gobolka…
Muqdisho (SONNA): Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa todobaad ee wadajirka ah, waxaana…
Minneapolis (SONNA): Munaasabadan oo loogu magac daray Somaali Hero Awards oo ah madal dhiirogelisa dadka soomaaliyeedwoodi wax tarka u leh bulshada ayaa lagu qabtay magaalada…
Muqdisho (SONNA): Xilli maalmo kooban ay ka harsanyihiin maalinta codbixinta doorashada golaha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ururada siyaasadeed ee doorashada ku loolamaya waxay olole…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta hoggaamiyey Isu-soo-bax dadweyne oo ka qabsoomay degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, kaas…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux; Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS mudane Maxmuud Cabdiraxmaan Beene-beene;…

