Maamulka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan doorka Qurbo joogta Soomaalida ay ka qaadan karaan…
wargeys.com
Guddiga Fulinta ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa kulan la xiriiray dardargalinta howlaha ururka iyo la socodka xaaladda Dalka Soomaliya ku yeeshay Magaalada Jiddah ee…
Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Wang…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa Amiir Faysal bin Farxaan bin…
Dowladda Soomaaliya ayaa u mahadcelisay dalalka iyo hey;adaha caalamiga ah ee sida xilkasnimada leh u hor-istaagay damaca Israel ee ay ku doonaayeen in ay aqoonai…
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ayaa maanta oo ah kowad bisha Janaayo ee sanadka 2026-a si rasmi ah ula wareegtay guddoominta Golaha Ammaanka ee Qaramada…
Jawhar(SONNA):-Magaalada Jowhar, xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe, waxaa si weyn uga socda dibadbax ballaaran oo shacabka magaalada ay uga dhiidhinayaan gardarrada Israa’iil iyo faragelinta ay ku…
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Ruushka ayaa sheegtay inay si cad oo rasmi ah u garab taagantahay ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), iyadoo carrabka ku adkaysay…
Muqdisho(SONNA):-Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho iyo magaalooyin kale oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay bannaanbaxyo waaweyn oo si adag looga soo…
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa si rasmi ah u xaqiijisay mowqifkeeda ku aaddan taageerada buuxda ee midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo…

