Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir-ku-xigeenka Safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, ahna Ku-simaha Safiirka, Danjire Sam Thomas.…
wargeys.com
Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gurmad u fidiyay dad shacab ah oo cadowga Khawaarijta ah ay qarax kula beegsadeen aagga degmada Ceeldheer ee gobolka…
Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 203-aad, Guutada 20-aad, Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jawad Ari ee…
Muqdisho(SONNA);-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Gobolka Banaadir ku bogaadinaysaa qabsoomidda doorashadii taariikhiga ahayd ee Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir, oo…
Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Dhulka Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kormeeray fariisimada Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gaar…
Muqdisho(SONNA):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Sharciga Daawada. Hindisahaas waxaa oggolaaday 141 xildhibaan, hal xildhibaan…
Muqdisho(SONNA):-wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalim Fiqi oo goordhowed la hadlay warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgalo is xig xigay oo…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirrada iyo Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Waqooyi Bari iyo Gobolka Awdal oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa si adag uga soo horjeestay…
Ciidamada Kumaandooska Gor Gor oo kaashanaya guutada 14-ka October iyo NISA ayaa si raami gacanta ugu dhigay deegaanka Marka ee gobolka shabeaha hoose ka dib…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay hawlgal culus oo xalay ay Ciidamada Xoogga Dalka ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe.…

