Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kusoo xiray shir heer Qaran ah oo looga tashanayay dhismaha Istaraatijiyadda…
wargeys.com
New York-USA-(SONNA)-Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay, Mudane, Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay xiriirka ka dhexeeya dagaalka iyo gaajada. Danjire,…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Axmed Xuseen Cilmi, ayaa ka qeybgalay Shirka Sannadlaha ah ee looga hadlayo “Ilaalinta iyo Xalka Waara” ee dadka…
Muqdisho(SONNA):-Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kulan su’aalo-weydiin ah kula yeeshay Wasiirka…
Muqdisho,(SONNA):- Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Batrolka iyo Macdanta XFS ayey kaga hadashay Macdaneysiga Sharcidarada ah, kaas oo ay ku lug leeyihiin shaqsiyaad iyo shirkado…
Muqdisho, Axad, 16 Nofeembar 2025 : Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Kamaal Daahir Guutaale ayaa xilka u kala Wareejiyey Agaasimaha cusub ee Waaxda…
Muqdisho,(SONNA):- War-saxaafadeed ka soo baxay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu xaqiijiyay inay ogaatay xadgudub sharci-darro ah oo lagu beegsaday qeybo kamid ah xogta rakaabka…
Changsha,(SONNA):- Magaalada Changsha ee caasimadda gobolka Hunan ee dalka Shiinaha toddobaadkan waxay martigelisay Bandhig dhaqameed, kaas oo ay ka qeyb galeen arday badan oo Ajaaniib…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha(GMDQS) isaga oo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah, fulinayana awoodihiisa uu sharcigu tilmaamayo si waafaqsan Qod. 18-aad ee Xeerka…
Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka iyo Guddiga Lasocodka Dastuurka ee Baarlamaanka oo maalintii 3aad ku gudajira soo bandhigidda soojeedinta wax-kabeddelka cutubyada 5aad ilaa 9aad ee…

