Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xalay kulan casho sharaf ku maamuusay xildhibaanno ka tirsan labada gole ee…
wargeys.com
The hague(SONNA):-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala), iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa magaalada The Hague ee…
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay xubnaha cusub ee Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC). 2- Madaxweyne…
Shabeellaha dhexe(SONNA):-Taliye ku-xigeenka Guutada 19-aad ee Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/le Dhexe Abuukar Xasan Sheekh Axmed (Galmadoobe) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay dugsiga…
Berlin(SONNA):-Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan doceed la yeeshay Dr. Géza Andreas von Geyr, Xoghayaha…
Jabuuti(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo toddobaadkan booqasho rasmi ah ku joogey Jamhuuriyadda Djibouti ayaa…
Kigali(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid), ayaa kulan muhiim ah kula qaatay magaalada Kigali ee dalka…
Maamulka Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa qabtay dood-cilmiyeed ku saabsaneyd fahamka iyo horumarinta baarista kaabayaasha dhaqaalaha ee lagama maarmaanka u ah shacabka iyo dowladda.…
Jabuuti-(SONNA)-Waxaa maanta oo Khamiis ah lasoo gaba gabeeyay ka shirkii Aqoon isweydaarsiga ahaa ee ay yeelanayeen Wasaaardda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS iyo Wasaaradda Diinta,…
Kigali(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Rwanda, Sareeye Gaas Vincent…

