Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanad-guurada 10-aad ee ka soo wareegtay ku biiristii…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-Soomaaliya ayaa maanta si heer sare ah u xustay sanad-guurada 10-aad ee ka soo wareegtay markii ay dowladda Soomaaliya si rasmi ah u saxiixday Heshiiska…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada oo ka dhacay xarunta guddoonka…
Muqdisho(SONNA):-waxa goordhowed la soo gaba gabeeyey shirka madasha garsoorayaasha dalka oo ka socday Muqdisho,shirkan ayaa intii uu socday waxa ka qayb galay qaybaha kala duwan…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Sareeye Guud Wasiir Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta shirar muhiim ah kula yeeshay magaalada Belém wafdiyada…
Shirka 12-aad ee Hal-abuurka dunida ee xagga Waxbarashada (WISE),ayaa lagu wadaa 24-25 Noofambar lagu qabto Xarunta Shirarka Qaranka ee Magaalada Doha oo caasimad u ah…
Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Macaawisleyda ee ka howlgala degmada Xarardheere ayaa xalay fuliyay howlgal si gaar ah loo qorsheeyay, kaasi oo si toos ah loogu beegsaday malleeshiyaad Khawaarijta…
Muqdisho-(SONNA)-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweyneysaa saxiixa heshiiska Doha Peace Framework ee u dhexeeya Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo iyo Isbahaysiga Webiga Kongo “23 Maarso Movement”,…
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Labaad ee Qiimeynta iyo Kormeerka Qaran, oo looga hadlayay sidii loo xoojin…
Belém (SONNA): Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta khudbad dhamaystiran ka jeediyay madasha heerka…

