Press "Enter" to skip to content

Odayaasha Somaliland oo war kasoo saaray kooxda buurta Gacanlibaax

Madax dhaqameedka iyo guddiga guud ee ku hawlanaa kooxda hubaysan ee buurta Gacanlibaax ayaa  u sheegay warbaahinta inay ku qanciyeen raggaasi hubaysna inay nabad qataan, islamarkaana gaadiidkii kala duwana ee ay gacanta ku hayeen ku wareejiyeen odayaasha.

Comments are closed.