Press "Enter" to skip to content

Nuur-Jiir Ibraahim

The largest online collection of Somali poetry

  • Haddaan Caynabow col iyo guluf, caato kugu raagin

  • Waxaad cooddi weynayd haddaadan, caday ka dhuubnaanin

  • Casar galay sidiisii haddaadan, dhidid ku caaryeysan

  • Haddaan cududahoodou isku jabin, cuurka Bah Xawaadle

  • Oon maydku cagahaaga noqon, sida cagaar seexday

  • Geeddiga cedceedsaday haddaan, caga jab loo guurin

  • Cad la quuto mooyee haddaan, caano laga dhaaran

  • Sida laga calool qabo haddaan, Cali ka weynaanin

  • Hadaan nabadda ceelkaan ku rido, cidi ka soo saarto

  • Caallaan ahay oo caallaa i dhalay haddaan, dunidu ciiryaamin

—————————————————————————

Mar kalana waa kii lahaa:

  • Feedhaha miyaan uga qablamay, siddii libaax qoodh ah

———————————————————————

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r