Ciidamada Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay 'saanad ciidan oo loo waday Al-Shabaab, kuwaas oo laga soo dejiyay garoonka iyo dekedda Muqdisho, sida uu sheegay wasiiru dowlaha Amniga Maxamed Cali Xagaa.

NISA oo sheegtay inay dekedda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad ciidan oo u socotay Al-shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.