Aqalka Cad ayaa u arka walaac amni qaran ah is-afgaradkii dhawaan dhex maray Somaliland iyo Itoobiya, sidaas waxaa sheegay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Mareykanka. Laakiin khubaradu waxay su'aal galiyeen sida ay uga go'an tahay Washington iyo awoodda ay u leedahay inay dejiso xiisadda gobolka.
Muxuu Aqalka Cad ka yiri is-afgaradkii Itoobiya iyo Somaliland?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Garoowe oo ka digay ka ganacsiga cuntada dhacday
- Jubaland oo guul ka sheegatay dagaal ka dhacay Buulo Xaaji
- Gabar Soomaali ah oo ku guuleysatay doorasho ka dhacday Belgium
- SSC-Khaatumo oo soo saaray amar ku saabsan ilaalinta deegaanka
- Puntland oo eedeyn culus u jeedisay DFS iyo jawaabta dowladda
Comments are closed.