Press "Enter" to skip to content

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Baydhabo (SONNA): Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shahaadooyinka musharraxnimada guddoonsiiyey musharraxiinta u tartamaya kursiga HOP#204, kaas oo horay uga bannaanaa Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Doorashada kursigan ayaa goor dhaw ka dhici doonta magaalada Baydhabo, oo ah xarunta Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r