Press "Enter" to skip to content

Mucaaradka Somaliland oo ka jawaabay go'aanka guddiga dhexdhexaadinta

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo Waddani ayaa soo dhaweeyey islamarkaana sheegay inay aqbaleen go’aankii ay guddiga dhexdhexaadinta ay xalay ka soo saareen xal-u-helida murankii siyaasadeed ee ka taagnaa Doorashooyinka Somaliland.

Comments are closed.