Press "Enter" to skip to content

Mucaaradka Jubaland oo Kismaayo ka wada shirar siyaasadeed

Waxaa Kismaayo ku sugnaa qaar kamdi ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Jubbaland, balse kulamo ka dhacay dalka Kenya ayaa waxaa uu halkasi kulan ku yeeshay qaarkamid ah Siyaasiyiintaasi iyo Madaxweynaha Jubbaland kuwaasi oo ka heshiiyay wixii tabasha ah ee ay qabeen.

Comments are closed.