Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa mar kale la horkeenay kalluumaysato ajaanib ah oo hore loogu helay inay sharci darro uga kalluumaysteen biyaha Soomaaliya.
Maxkamadda Racfaanka oo markii labaad dhageysatay dacwada loo heysto eedeysanayaal ajaanib ah
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.