Press "Enter" to skip to content

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabab.

Dhagarqabeyaasha dilka lagu fuliyay ayaa lagu kala magacaabaa Xasan Cali Iftiin Buule (Gacmey) Iyo Xasan Cali Ibraahim Maxamed Axmed {baari, biibaaye, kuwaas oo ay horay xukun toogasho ah ugu riday Maxkamadda Darajada 1aad ee CQS.

Labada dhagarqabe ayaa loo haystay Dilal & Qaraxyo ka dhacay Caasimada laguna guumaday Muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa saakay laga oofiyay xadkii Qisaasta ahaa ee horay ugu xukuntay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r