Press "Enter" to skip to content

Maxkamadda Ciidamada oo saakay xukun dil ah ku fulisay xubno ka tirsanaa Khawaarijta  

Muqdisho (SONNA): Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi “Maaxi Yoonis” iyo Ibraahim Aadan Maadeey, oo ka tirsanaa Khawaarijta, islamarkaana horey loogu xukumay dil.

Raggan ayaa ka tirsanaa qeybta Jabhadaha iyo dilalka gaadmada ah ee Khawaarijta, waxaana lagu helay dambiyo ay ku galeen magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku fuliyeen dilal qorsheysan oo lagu bartilmaameedsaday dad bulshada dhexdeeda qiimo ku laha

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r