Waxaa xalay xoriyadoodii dib u helay Ilyaas Cabdinaasir iyo Maxamed Cabdi Cabdullaahi oo ka tirsanaa TV-ga MMTV oo ka mid ahaa saddex weriye oo maalintii Axadda ay qabteen laamaha amniga Somliland.

Maxaad ka taqaan maqaayadda loogu magacdaray 'Shaaha Ninka' ee Jigjijga?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.