Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Baydhaba ee xarun KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku guuleystay in uu xalliyo khilaaf soo kala dhex galay dowladda federaalka iyo hoggaanka maamulka Koonfur Galbeed.

Maxaa lagu xaliyey khilaafkii Dowladda Federaalka iyo Koonfur Galbeed?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.