Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay siyaasadaha gudaha iyo dibadda ee musharraxiinta madaxtinimada Mareykanka Kamala Harris iyo Donald Trump. Waxaa marti ku ah Maxamed Shiikh Xuseen oo ah falanqeeye ka faalloda siyaasadda iyo dhaqaalaha oo deggan gobolka Virginia ee duleedka magaalada caasimadda ah ee Washington, DC. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Comments are closed.