Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa maanta la kulmay madaxweynaha Kenya William Ruto 'si uu u muujiyo sida uu ugu faraxsan yahay iskaashiga istiraatijiyadeed ee muddada dheer' ee ay Kenya la wadaagto Maraykanka iyo ka qayb nabadda iyo xasilloonida caalamka.

Mareykanka oo Kenya ku ammaanay ka qeybgalkeeda dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.