Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah la beegsaday kooxda Daacishta-Soomaaliya, isaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa sidaas Axaddii shaaciyey Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM).

Mareykanka oo duqeyn cusub ka fuliyey gobolka Bari
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori
Comments are closed.