Maleeshiyaadka al-Shabab ayaa xalay weerar kusoo qaaday degmada Bardaale ee gobolka Bay, waxaana ku dhaawacmay weerarkaas ugu yaraan saddex askari sida ay dad degaanka ah oo codsaday inaan magacooda la sheegin ay u sheegeen VOA.

Maleeshiyada Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Bardaale
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.