Press "Enter" to skip to content

Madaxwyanaha Galmudug oo u hambalyeeyay hoggaanka la doortay ee Waqooyi Bari Soomaaliya

Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo u diray madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari ee maanta la doortay,

Madaxweyne Qoor Qoor, ayaa  ugu duceeyay hoggaanka la doortay ee Dowlad goboleedka Waqooyi Bari in Ilaahey ku asturo masuuliyadda culus iyo gudashada waajibaadka baaxadda leh ee loo idmaday.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r