Madaxweynahii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa laga sii daayay xabsi ku yaala magalaada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ku xirna tan iyo bishii August sanadkii 2018-kii, sida VOA-da ay u xaqiijiyeen qaar kamid ah eheladiisa oo ku sugan Addis Ababa.

Madaxweynihii hore ee DDS Cabdi Maxamuud oo xabsiga laga sii daayay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Taliska ciidanka xoogga iyo SoDMA oo ka wada hadlay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa goobaha laga xoreeyay khawaarijta
- Taliyaha ciidanka dhulka oo Ceeldheer ku abaalmariyay geesiyaasha xoogga dalka
- Kulan ku saabsan dhamaystirka dastuurka iyo dhismaha garsoor madax bannaan oo muqdisho lagu qabtay
- Hindiya oo shixnad dawo ah ugu deeqday Soomaaliya
- Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo la kulmay danjiraha Shiinaha
Comments are closed.