Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ku tilmaamay mid waafaqsan mabaadi’da shareecada Islaamka, lana mid ah dagaalkii lagu raadinayay xorriyadda dalka.

Madaxweyne Xasan oo dagaalka Al-Shabaab ku qeexay mid gobanimo u dirir ah
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.