Press "Enter" to skip to content

Madaxweynaha oo u hambalyeeyay boqorka Sacuudi Carabiya

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 95-aad ee maalinta Qaranimada Sacuudiga u diray Xaakimka labada Masjid ee Barakeysan, Boqor Salmaan Bin C/casiis Aala Sucuud.

Sidoo kale, waxa uu madaxweynuhu hambalyo iyo bogaadin u diray Boqortooya iyo shacabkeeda, isaga oo u rajeeyay horumar, barwaaqo iyo xasillooni waarta.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r