Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa deegaanka Haawaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe si rasmi ah uga dhagax dhigay dhismaha garoon diyaaradeed oo casri ah, Dekad iyo mashaariic kale.
Madaxweynaha ayaa dhagax dhigga waxaa ku wehlinayay Madaxweynaha D/G Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo madax kale
Be First to Comment