Press "Enter" to skip to content

Madaxweynaha JFS oo magaalada Addis Ababa kaga qeyb galaya Meertada Labaad ee Shirka Cimilada Africa

Muqdisho,(SONNA):- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya halkaas oo uu kaga qaybgali doono Meertada Labaad ee Shirka Cimilada Afrika.

Madaxwaynaha ayaa Shirka ka jeedin doona khudbad taabanaysa dhinacyo ay ka mid yihiin ajandayaasha hortabinta leh ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u dajisay maaraynta iyo yaraynta saamaynta taban ee isbeddelka cimilada uu dalka ku leeyahay, isaga oo sidoo kale kulamo-doceedyo la yeelan doona madaxda dhiggiisa ah ee goobjoogga ah.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 120 seconds

T a a g e e r