Press "Enter" to skip to content

Madaxweynaha dowlad goboleedka W/B oo loo doortay Mudane Firdhiye

Laascaanood(SONNA):-Mudane Cabdulqadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa loo doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, kadib markii uu ku guuleystay codad gaaraya 62.

Musharax Madaxweyne Abdirisaaq Khaliif ayaa helay 18 cod, halka laba codna ay xumaadeen. Sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan.

Madaxweyne Firdhiye ayaa noqon doona madaxweynaha dowlas goboleedka Waqoohi Bari ee 2025 ilaa 2030.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r