Press "Enter" to skip to content

Madaxweynaha dowlad goboleedka galmudug oo hambalyeeyey guulaha Ciidanka

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay Ciidanka Qaranka iyo halyeeyada deegaanka guushii taariikhiga ahayd ee ay maanta kasoo hooyeen dagaalkii lagu jabiyay Khawaarijta ee ka dhacay Degmada Ceeldheer.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 120 seconds

T a a g e e r