Press "Enter" to skip to content

Madasha Haweenka: Xuska Maalinta Haweenka ee 8-da Maarso

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xuska maalinta haweenka adduunka ee 8-da Maarso, waxaana ku eegeynaa caqabadaha ay wajahayaan haweenka Soomaaliyeed. Waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.

 

Comments are closed.

T a g e e r