Muqdisho — Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muhiimadda waxbarashada gabdhaha, waxaana marti ku ah Faaduma Cali Iimaan, oo madax ka ah urur u dooda xuquuqda gabdhaha, isla markaana gabdhaha ka caawiya waxbarashada.
Waxaa magaalada Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.
Comments are closed.