Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay gabdhaha ku lahaayeen warbaahinta qaranka Soomaaliya xilligii dowladdii dhexe. Waxaa Nairobi nooga soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

Published in Gudaha
Comments are closed.