Press "Enter" to skip to content

Maareeyaha hay’adda duulista Rayidka oo kormeeray garoonka diyaaradaha Jowhar

Muqdisho (SONNA): Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayid Soomaaliyeed mudane Axmed Macalin Xasan ayaa maanta safar kormeer ah ku tegay garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne ee Hirshabeelle iyo Garoonka Dhuusamareeb oo dhisme xoog leh uu ka socdo.

Maareeye Axmed Macalin waxaa safarka ku wehliyey Injineerro qeyb ka ahaa kormeerka garoomada uu tegay, kuwaas oo qaarkood la qorsheynayo in dhisme lagu bilaabo, halka garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb uu dhismihiisu meel dhexe marayo.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r