In cadaalad laga gaaro dilalka qorsheysan ee saxafiyiinta loo geysto waa howl adag, haba ugu darnaatee goobaha colaadaha iyo kiisaska dhaca xilliyada dagaalka.
Maatana waxa ay ku beegan tahay 2-da bisha November oo ah Maalinta Caalamiga ah ee ay Qaramada Midoobay u aqqoonsatay maalinta joojinta isla-xisaabtan la'aanta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta.
Meelaha maalintan laga xusay waxaa ka mid ah magaalada Muqdisho.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo diyariyay Maxamed Colaad Xassan.
Comments are closed.