Press "Enter" to skip to content

Maamulka Koofur-galbeed oo xoojiyay amaanka Baydhabo

Maamulka Koonfur Gaqlbeed  ayaa sheegay in Ciidamada Daraawiishta dajiyay duleedyada Magaalada Baydhabo, si ay uga hortagaan weerarada kooxda Al Shabab ku soo qaadaan magaalada.

Warbixin arintan ku saabsan waxa Baydhabo nooga soo diray, Mukhtaar Maxamed Catoosh.

 

Comments are closed.