Press "Enter" to skip to content

Lacagihii loo ururiyey suuqa Waaheen oo la shaaciyey

Hargeysa — Guddidii Gargaarka Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, ayaa Arbacadi soo bandhigay xisaabta celinta lacagihi ay u soo ururiyeen suuqa.

Suuqa Waaheen ayaa gubtay muddo hadda laga joogo laba sannadood, waxaase dib loo furay 1-di bishaan December.

Guddoomiyaha Gudigaasi, Dr. Farxan Liban ayaa arrimaha lacagta la ururiyay uga warramay, wariyaha VOA-da ee Hargeysa Xamse Cali Jeesto.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r