Laascaanood — Ganacsatada iyo dallaaliinta suuqa xoolaha ee magaalada Laascaanood ayaa sheegay, in uu sarakac ku yimid qiimaha la kala siisto xoolaha la manaafacaadsado ee gobolka.
Warbixintan waxaa Laascaanood kasoo diray, Cabdikarim Olol.

Published in Gudaha
Comments are closed.