Press "Enter" to skip to content

Koonfur-galbeed oo damaanad qaaday ilaalinta gargaarka

Baydhaba — Madaxweynaha Maamul-goboleedka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Sabtidii saxiixay Sharciga Ilaalinta Gargaarka Bani’aadannimada.

Sharcigaan ayaa maamulka sheegay inuu damaanad qaadayo in gargaarka si sax ah u gaaro dadka uu baahan yahay ee loogu talagalay, wuxuuna ka hortagayaa in la leexsado ama la musuqmaasuqo kaalmada bani’aadannimo.

Faahfaahinta warkan waxaa Baydhabo kasoo diray Muqtaar Maxamed Catoosh.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r