Press "Enter" to skip to content

Kalfadhiga todobaad ee Golaha Shacabka oo goordhow furmaya

Muqdisho-(SONNA)-Kalfadhiga todobaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya kulankiisa 1-aad ayaa lagu wadaa inuu goordhow ka furmo xaruntooda Villa Hargeysa.

Ajandaha kalfadhiga ayaa ah akhrinta labaad iyo u codeynta axdiga Afrika ee xuquuqda iyo baraaraha Carruurta.

Akhrinta labaad iyo u codeynta heshiiska aagga ganacsiga xorta ah ee Qaarada Afrika (AFCFTA) iyo heshiiska xubinnimada suuqa ganacsiga bariga iyo koofurta Afrika (COMESA).

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r