Kismaayo — Maamulka Jubaland ayaa Arbacadi sheegay, in ay dib ula wareegeen deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubada Hoose, kadib dagaal shalay halkaasi ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Jubaland.
Dowladda Federaalka ayaa iyana sheegtay in ay ku amartay ciidamadii halkaas joogay in aysan dagaal la gelin cid aan ka aheyn maleeshiyada Al-Shabaab.
Warbixintan waxaa Kismaayo ka soo diray, Aadan Maxamed Salaad.
Comments are closed.