Wasiirka Amniga ee Maamulka Jubbaland, General Yusuf Dhuumaal ayaa sheegay in maamulku uu diyaar u yahay in la xaliyo khilaafka kala dhaxeeya dowlada dhexe oo uu sheegay inuu uu saameyn dhinaca amniga ku yeeshay Jubbaland.
Wasiirka oo VOA ay wareystay ayaa ka hadlay soo noqoshada uu Kismaayo ku soo noqday Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan oo dalka Kenya ku maqnaa.
Sahra Cabdi Axmed ayuu u warramay Gen Dhuumaal.
Comments are closed.