Press "Enter" to skip to content

Jubaland oo digniin kasoo saartay dabeylo kusoo wajahan xeebaheeda

Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubaland ayaa soo saaray digniino ku saabsan cabsi laga qabo dabeeylo iyo roobab xoogan in ay ka da aan gobolka usbuucyada soo socda. Hadalkan waxaa sheegay Wasiir ku xigeenka wasaarada Gargaarka iyo Maareenta Masiibooyinka Jubbaland Maxamed Cismaan Jaamac Jeemis.

Comments are closed.