Jigjiga — Waxaa shalay dhammaaday tobanka hore ee bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo haatan la galay tobanka dhexe ee Ramadaan.
Soonka sanadkan ayaa ku soo aaday xilli jiilaal ah inta badan dhulka Soomaalida ee Geeska Afrika. Magaalada Jigjiga, qoysaska iyo ganacsatada ayaa ka cabanaya sicir-barar. Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray Mohamed Abdirahman Gata.

Jigjiga: Shacabka oo ka cabanaya sicir-barar
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.