Press "Enter" to skip to content

Jigjiga: Jaariyooyinka oo lagu amray in la baaro ka hor shaqaaleysiinta

JIGJIGA — Maamulka magaalada Jigjiga ayaa ka warbixiyay sharci cusub oo uu ku soo rogay gabdhaha jaariyooyinka ah ee ka adeega guryaha, kaas oo ah in baaritaan caafimaad la marsiiyo ka hor inta aanan la shaqaaleysiin.

Arrintaasi waxay ka danbeysay kaddib marki 28 gabdhood oo adeegayaal ah laga helay cudurka HIV/AIDS. Wariyaha VOA-da ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxman Gaataa ayaa arrintan ka wareystay ku xigeenka duqa magaalada Jigjiga Khadar Muxumed Ismaaciil.

Hase yeeshee, Khadar ayaa marka hore ka warbixinaya halka uu hadda marayo mashruuc horumarineed oo lagu qurxinayo waddooyinka magaalada Jigjiga.

 

Comments are closed.