Itoobiya ayaa beenisay eedeyn uga timid Soomaaliya oo aheyd in ciidamadeeda ay shalay weerareen fariismo ay ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Itoobiya oo iska fogeysay eedeyn uga timid Soomaaliya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.